Akhristow  waa laga yaabaa in aad aragto adigoo  Gamaayoonaya ama (lulmooday) waxaana laga yaabaa inay kugu dhacday  in ku huruddo Kursigaaga shaqada.

Haddaba waxaan idin soo gudbineynaa lix cunto oo ay ku badanyihiin maaddooyinka sababa hurdada ama lulmada xilliga shaqada,waxaana ka mid ah;

Cuntooyinka hurdada keena waxaa ka mid ah caanaha,  iyo caanaha oo laga sameeyo Farmaajada,Ukunta,Doolshaha iyo wixii la mid ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *