Beesha caalamka oo dhinaca dhaqaalaha ka taageeraysa Doorashada la filayo inay dhawaan ka dhacdo soomaaliya ayaa u muuqata inay ka cago jiidayso bixinta kharashka doorashada.

maadaama gobolada qaar ay soo dhamaysteen doorashada Aqalka sare. Beesha caalamka ayaa bixisay lacagta Doorashada 7.2 Milyan oo kaliya, waxaana ku hadhay 25 Milyan maadaama ay u qoondaysay doorashada 32 Milyan oo dollar.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *